Faransiiska oo Qeylo dhaan kasoo saaray farogelin ay sheegeen in Turkiga ku hayo

Turkey ayaa Arbacadii cambaareysay diginin “aan la aqbali karin” oo madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron uu ku sheegay in Ankara ay faro-gelin ku hayso doorashooyinka madaxweynaha ee xiga ee dalkaas ka dhacaya. Macron ayaa toddobaadkan u sheegay taleefishin Faransiis ah in Turkey “ay ka faa’iideysanayso ra’yiga dadweynaha” ayna “been” ku faafineyso gudaha Faransiiska, ayada oo adeegsaneysa … Continue reading Faransiiska oo Qeylo dhaan kasoo saaray farogelin ay sheegeen in Turkiga ku hayo